Gå till innehåll Hoppa till inloggning Hoppa till sidkarta

Gunaanad (Ummulraac)

Gunaanad (Ummulraac)

Somalinkielisen rakkaustarinan päähenkilöt Samatar ja Ilwaad ovat taistelleet pitkään rakkautensa puolesta, joka on kohdannut monenlaisia vastoinkäymisiä.Sheekadani waxay akhristaha u soo gudbinaysaa dhacdo dhab ah. Samatar iyo Ilwaad waa lammaane is jecel oo waayuhu kala geeyey, halgan adagna u galay sidii ay maruun qoys u yagleeli lahaayeen.Colaad iyo dagaal aanay fileyn ayaa uga yimid, xidid iyo xigaalaba, kuwii ay tabantaabada iyo hiilka ka dhowrayeen. Geed dheer iyo mid gaabanba waxay u fuuleen sidii ay isu seejin lahaayeen. Waa qiso is rogrogeysa oo kacaa-kufeysa, hadbana dhan kaa soo galeysa, kuna laabkicinaysa.Waxay maraysaa heerar iyo marxalado kala duwan. Mar way ku hiyi kicinaysaa oo dareen ayey kugu abuuraysaa, marna waa kaa caraysiinaysaa oo dagaal ayey ku gelineysaa. Kol inay kaaga ilmaysiiso ayaa la arkaa, marna inay ku farxadgeliso.Mar waxay ku dhadhansiinaysaa macaan aad muudmuudsato, marna kharaar aad isla markiiba soo tufto. Waa dhacdo in wax lagu qaato mudan, dhinacyo bandanna taabaneysa. Waxay si gaar ah wax uga iftiimineysaa sidii ay bulshadeennu ula dhaqmi jirtey lammaane is jecel, gaar ahaan kuwii xaaladdooda dhaqaale iyo midda bulsho aaney isku midka ahayn ee ay kala duwaneyd.

Logga in

Information om boken

Författare Cabdulqaadir Cabdulle Diini, kirjoittaja.
Inläsare Hassan Ikram
Språk som
Speltid 8 h 23 min
Tillgänglighetsinformation kuuloon perustuva, Vaatii kuunteluohjelman, Vaatii kuuntelulaitteen, Navigointi sisällysluettelon avulla
Utgivningsuppgifter Malmö MTM 2022 (Malmö MTM 2024)
Fysisk beskrivning äänikirja Daisy 2.02 (8 h 23 min)
Originalverk Leicester, Diini Publications & Looh Press 2021. 251 s. 978-1-912411-30-6.
Ämnesord kaunokirjallisuus kärleksromaner pariskunnat psyk psykologiset romaanit psykologiska romaner rakk rakkaus rakkausromaanit romaanit romaner skönlitteratur somalinkielinen kirjallisuus vastoinkäymiset